HomeWararka

Wararka

Madaale oo xil kaqaadis ku sameeyay Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne

MUQDISHO (KAAB TV) - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii degmada Xamar w...

Xamse oo la kulmay Affey xilli amni darida ay hortaagan tahay soo laabashada qoxootiga

MUQDISHO (KAAB TV) - Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa  Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Ga...

Shiinaha oo bedelay madaxdii u qaabilsanayd hubka Nukliyeerka

BEIJING (KAAB TV) - Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa isbadal ku sameeyay hoggaamiyaasha u qaabilsan hubka nukliyeerka, ...

Dhulboobka qoyska Xasan Sheekh ku hayaan dhulalka danta guud

MUQDISHO (KAAB TV) - Dib u doorashadii Xasan Sheekh waxaa magaalada muqdisho kusoo badanaayay dhul boobka lagu haayo dhulalka dant...

Qodista ceel shidaal oo markale sabab u noqotay khilaafka Iran iyo Sacuudiga

JEDDAH (KAAB TV) - Caqabad cusub ayaa la soo deristay heshiiskii ay gadh-wadeenka ka ahayd dawladda Shiinuhu ee la isugu soo dhowe...

Kenya oo ciidamo u direysa dal ay qas ka wadaan Koox burcad ah

NAIROBI (KAAB TV) - Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay diyaar u tahay in ciidamo booliis ah u dirto dalka Haiti si ay gacan u...

Maxaa lagu qabanayaa 75 milyan ee Bangiga Adduunka ka cafiyay Soomaaliya?

NAIROBI (KAAB TV) - Soomaaliya waxay heshay $75 milyan oo deeq ah oo ka timid Bangiga Adduunka si ay gacan uga geysato xoojinta ha...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho

MUQDISHO (KAAB TV) - Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa saaka lagu weeraray Xaafada  Buulaxuubay ee degmada Wadajir ee mag...

Madaxweyne Siciid Deni oo xariga kajaray xarunta Sirdoonka Puntland

GAROOWE (KAAB TV) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga kajaray xarunta Sirdoonka P...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News