HomeWararka

Wararka

Xuseen Sheekh Maxamuud oo iska casilay Aagaasimaha Villa Somalia

MUQDISHO (KAAB TV) - Waxaa soo baxaya war ku saabsan inuu baneeyay xilka Agaasimaha Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud oo saaxiib...

Itoobiya Oo ku dhawaaqday ‘xaalad deg deg ah’ iyo dagaal ka socda gobolka Amxaarada

ADDIS ABABA(KAAB TV) – Dowladda federaalka Itoobiya ayaa Jimcihii ku dhawaaqday lix bilood oo “xaalad degdeg ah” iyadoo ay sii kor...

Xasan Sheekh oo saacadaha soo socda ku wajahan Galmudug

MUQDISHO (KAAB TV) - Waxaa maanta lafilayaa in saacadaha soo aadan in magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda maamulka Galmudug gaara...

Maxamuud Sayid iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo kulan laqaatay Mustafe Cagjar

GODEY (KAAB TV) - Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joo...

Amarro loo jeediyay shacabka degan deegaanada Al-Shabaab ka taliso

DHUUSAMAREEB (KAAB TV) - Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka lagu xoreeynayo gobolka Galgaduud oo kulan ku yeeshay duleedka magaal...

Puntland: Isimada Ciise Maxamuud oo bayaan culus soo saaray

GAROWE (KAAB TV) - Guddi isimo ah oo ay magacaabeen salaadiinta beesha Ciise Maxamuud ayaa caawa oo Jimce ah kasoo saaray magaalad...

Qaraxyo Miino ah oo ay kudhinteen Raggii Aasaayay

Lambarkonton (KAAB) - Inta u dhaxeysa degaanada Nambar 50 iyo Laanta-buuro ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa lagu arkay saaka meydadk...

Madaxweyne Deni oo digniin ku aadan dastuurka u diray Xasan Sheekh

GAROOWE (KAAB TV) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa digniin la xiriirta wax-ka-beddelka Dastuurka u jeediyay ...

‘Bushaaro Baanday waxay u xiran tahay wiilka Muuse Biixi’

HARGEYSA (KAAB TV) - Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cadeeyay in saxafi Bushaaro Cali Maxamed (Bushaaro Baa...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News