HomeWararka

Wararka

Dagaal markale dib uga qarxay magaalada Omdurman ee dalka Suudaan

Khartuum (KAAB) - Magaalada Omdurman oon sidaa uga fogeyn magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan, ayaa lagu soo waramayaa in ...

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo uu qarax lakacay

Qoryooley (KAAB) - Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa in qarax nuuca miinada ah uu haleelay gaari caasi ah ay la soc...

Maxaa isku soo beegay dagaal beeleedka Galgaduud iyo safarka Xasan Sheekh?

DHUUSAMAREEB (KAAB TV) - Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan degmada Dhuusmare...

Dowladda Puntland oo DF ku edeysay in ey isbaaro udhigatay mashaariicdii Puntland

Garoowe (KAAB) - Maamul goboleedka Puntland ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay in ay isbaaro u dhigteen deeqihii lasiin jiray Pu...
00:07:11

Puntland: Isbaaro Xamar taalla ayaa loo dhigtay mashariicda horumarinta Soomaaliya

GAROOWE (KAAB TV) - Puntland ayaa ku dhawaaqday tallaabo kale oo caqabad ku noqon karta maamulka Xasan Sheekh Maxamuud oo waayadan...

Cabashooyin kayimid Mucaaradka Siciid Deni oo loo gudbiyay Maxkamadda

Garoowe (KAAB) - Maxkmadda maamulka Puntland ayaa qoraal ku taariikheysanaa maalintii shalay ee 7 Agoosto, 2023, u gudbisey garyaq...

ARGAGAX : 5 caruur oo walaal ah oo aano qabiil darteed loo dilay

Galaadi (KAAB) Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shan wiil oo aad u yar yar aano qabiil lo...

Diyaar garowyadii ugu dambeeyay oo kasocdo Galgaduud

Dhuusomareeb (KAAB) - Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi uu ka socdo abaabulk...

Guddoomiyihii xiriirka ciyaaraha fudud Khadiijo Aadan oo diiday shaqa joojinta lagu sameya...

Muqdisho (KAAB) - Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha fudud ee Somaaliya Marwa Khadiijo Aadan Daahir ayaa ka soo horjeesatay shaqo jo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News