HomeWararka

Wararka

Antonio Guterres oo fariin adag u diray Milateriga afgembiyey Madaxweyne Bazoum

New York (KAAB) - Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay talaabada ciidamada dalka Nige...

Qarax xooggan oo kadhacay gudaha dalka Sweden

Sweden (KAAB) - Ugu yaraan Labo qof ayaa ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Dhismo ku yaalla magaalladda Norrköping ee Gobalka Östergöt...

Golaha Wasiirada oo meel mariyay Shan hindise Sharciyeed

Muqdisho (KAAB) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha R/Wa...

Garaadada Dhulbahante oo ku dhawaaqay guddiga aayo ka tashiga SSC-Khaatumo

LAASCAANOOD (KAAB TV) - Golaha Garaadada Dhulbahante oo ka kooban 33 xubnood ayaa ku dhawaaqay inay dhiseen guddi cusub oo ka koob...

NISA lagu weeraray magaalada Muqdiso & khasaaraha

MUQDISHO (KAAB TV) - Askar dhar cad ah oo ka tirsan Hay’adda nabadsugidda ee NISA ayaa maanta lagu weeraray meel u dhaw Isgoyska B...

Askarta oo xirtay madaxweynihii dalka Niger iyo xaalad afgembi oo dalku galay

NAIROBI (KAAB TV) - Askarta dalka Niger ayaa sheegtay inay xilka ka xayuubiyeen Madaxweyne Maxamed Bazoum galinkii dambe ee Arbaca...

Afgembi ka dhacay dal kuyaalla Qaarada Afrika

Niger (KAAB) - Ciidamo katirsan milatariga dalka Niger ayaa afgambiyay dowladdii dalkaasi ka jirtay, waxa ayna ciidamadan laaleen ...

Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay Wasiir iyo taliyaal Afrikan ah

New York (KAAB) - Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn adag kusoo rogtay wasiirka gaashaandhigga dalka Mali Col Sadio Camara iyo ...

Dokumentiyo lagu wareejiyey Guddiga Madaxa banaan ee Dastuurka

Muqdisho (KAAB) - Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka xildhibaan, Xuseen Iidow ayaa maanta si r...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News