Madaxweyne Deni oo digniin ku aadan dastuurka u diray Xasan Sheekh

|

GAROOWE (KAAB TV) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa digniin la xiriirta wax-ka-beddelka Dastuurka u jeediyay madaxweynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in uusan jiri karin dastuur wax laga beddelo inta ay Somaliland ka maqan tahay nidaamka federaalka Soomaaliya.

“Dastuur Soomaaliyeed oo dhameystirmi kara ma jiro, inta Somaliland maqan tahay,” ayuu yiri Madaxweyne Deni oo ka hadlay munaasabadda 25-guurada aas-aaska Puntland.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News